Our Services

Facilities

MARHABA HOTEL waxaa u la jan qaadayaa hotel-lada caalamka ka jira, adeeg-yada aan bixino waa kuwa standard-ka ah, mar walba waxaa u taganahay qanciinta macaamisheena.

READ MORE

Tv

MOST TOP CHANNELS

Food

ROOM SERVICES

WiFi

HIGH SPEED INTERNET

Bed

KING SIZE

CASH PAYMENT

BOOKING REQUEST

PAYPAL

CREDIT CARD

ROOMS

Facilities

gym

Martida hotelka deggan waxaa si bilaash ah ku isticmaali karaan GYM-ka jimaacso oo jirkaaga dhiso

Private Bathroom

Qol waliba oo ku yaala hotelka waxaa u leyahay suuli u gar ah oo caalami, si heer sare loo dhameystiray qalabkeeda.

Laundry Service

Martida hotelka waxaa diyar u ah toobiki oo dharka loogu dhaqo adigo aadan banaanka bixin ayaa ayaa dharkaaga lagu soo merayaa lagu soo ha kaajinayaa.

ATM

Isticmaalo kaarka Mastercard, VISA card iwm ayaa diyar idinku ah wana aqbalaynaa in aad lacagta ku bixiso.

Room Services

Adigo joogo qolkaaga ayaa dalban kartaa cuntada aad rabto waxaana la kuugu kenayaa qolkaaga.

No Smoking

Qolka sigaar ma lagu cabi karo sababto ah qol waliba waxaa ku xiran sensor qaaca.

Doing the right thing,
at the right time.

16

SUITES

34

ROOMS

87

STAFF

9

SERVICES