MARHABA HOTEL
MARHABA HOTEL
MARHABA HOTEL
MARHABA HOTEL
MARHABA HOTEL
Come alone or bring your family with you, stay here for a night or for weeks, stay here while on business trip or at some kind of conference - either way our hotel is the best possible variant. Feel free to contact us anytime in case you have any questions or concerns. We're always glad to see you in our hotel.
Marhaba Hotel
2 GUESTS
6m sqr Ft²
Rooms measuring 6 m² equipped with all the details expected of a superior 4 star hotel. Services: Wake up call service, Customer service, Laundry service and express laundry, Concierge service, Pillow menu.
BOOK NOW FROM 35 $Kusoo dhawaaw Marhaba Hotel Halls, waxaa macaamisheena ugu bishaareynenaa ina aay naga heli kartaan Hoolal aay ku digan karaan xafladaha Aroosyada, Dhalashada, Soo dhaweynta iyo Sagootinta. waliba waxaa sidheer Holaalka Shirarka iyo Casuumahada
Maqaaxida Marhaba waxay idin diyarisay cunto dhadhankeeda aad u macan aay idin diyariyeen cunto kariyaal qibrad buxdo u leh sida cuntada lo diyariyo, cuntoyinka aad ka heli karto waxaa ka mid ah Cuntada Wadani ee dalkeena hooyo, Cuntada Carabta (Arab Food), Cuntada itoobiyaanka (Ethiopian Food) iyo Cuntada Hindiga (Indian Food).
Gacmo furan kusoo dhawaaw Marhaba Hotel, waxaa diyar kula nahay in aad kuugu qancino adeeg yada aan bixin. fadlan nasoo booqo si aad u aragto adeegyada aan hayno waad ku mahadsantahay booqashadda website-ka.
Copyright © 2020 Marhaba Hotel, All Rights Reserved